Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Amniga Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ka daah-furtay Tababar ciidamada Booliska Degmada Dhoobley lagu barayay ka hortaga Tacadiyada ku dhaca dadka nugul.
Axmed Suldaan Shiine. ayaa ka warramaya