Dhoobley oo ku talaabsaneyso Horumaro dhanka Waxbarashada ah.

0
173

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa siweyn looga dareemayaa Horumar dhinca tayada waxbarashada ah, horumarkan waxaa si wada jir uga qeyb qaadanaya Ardayda, Masuuliyiinta waxabarshada iyo Shacabka qeybihiisa kala duwan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya