Dhoobley oo ku talaabsanaysa hormar dhanka ganacsiga ah

0
337

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Hormarka ganacsi ee deegaanka Dhoobley ayaa waayadii danbe isasoo tarayay iyadoo ganacsatada deegaan kuna ay hirgaliyeen goobo ganacsi oo muhiim u ah Bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixintan inoo soo jeedinaya