Dhismo Cusub oo lagu kordhiyay Xarunta Hormarinta Haweenka Jubbaland.

0
8

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil Cabdullaahi ayaa daah furtay dhismaha Cusub ee lagu soo kordhiyay Xarunta Hormarinta Haweenka Jubbaland.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya