Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhismayaasha loo dhisaayo qaabka casriga ah ee Magaalada Kismaayo waxaa ay meesha ka saareen dad badan oo xirfadleey ahaa kuwaasi oo inta badan dhisi jiray Guryaha Carshaanta ee lagu dhiso carro madowga iyo Digada Xoolaha.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya