Dhismaha Xaruunta Xanaanada Xoolaha ee Degmada Burtinle oo Xariga laga Jaray.

0
109

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha maamulka Putland Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa xadhigga ka jaray dhismaha xarunta daaweynta xoolaha ee Degmada Burtinle.

Munaasabada xarig jarka ayaa waxa goob jog ka ahaa dadka deegaanka , mas,uuliyiin ka socday maamulka putland iyo wasiirka Xanaanada Xoolaha Maamulka putland.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya