Dhismaha xarunta kastanka amniga degmada Cawsane oo la daah furay

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkada Golis Telecom ayaa Magaalada Cawsane ee  Puntland ka Hirgalisay dhisme ka kooban check point iyo qolka Adeega kastamka oo ay ugu talagashay hawlaha Amniga iyo Maamulka kastamka. Fardowso axmed cabdi