Dhismaha Xarunta Degmada Feerfeer oo maraysa heer gabogabo ah

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa heer gaba-gaba ah maraya dhismaha xarunta loogu talagalay inuu ku shaqeeyo maamulka Degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan si bulshada loogu adeego.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya