Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku Xigeenka labaad ee Dowlada Jubbaland oo ay wehelinayaan xildhibaan caabs oo ka socday xildhibaanada DFS, wasiirka wasarada awqaafta iyo arimaha diinta, wasiirka gargaarka, wasiirka gansiga xubno ka socday maamulka degmada iyo culumaa udiin ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Xarunta cusub ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya