Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay xabsi cusub kaasi oo dhismihiisa taabagelinayso Dowlada Faderaalka Soomaaliya.
Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka SSC Khaatumo, Saraakiisha Booliiska Degamada iyo xubno ka socday Dowlada Faderaalka Soomaaliya.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa