Dhismaha wejigii koowaad ee ballaarinta Dekadda magaalada Boosaaso oo bilowday.

0
173

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-24kii bishii koowaad ee sanadkaan  ayay eheyd markii uu madaxweynaha Dowlada Goboleedka Saciid Cabdullaahi Deni uu si rasmi ah u dhagax dhigay Qorshaha Balaarinta Dekada Magalada Boosaaso  ayaa waxaa hada meel wanaagsan maraayo Wijigii kobaad ee Balarinta Dekada Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka bada Putland Axmed Yaasiin Sahal ayaa ka warbixiyay Sida ay hada u socoto howsha ballaarinta Dekadda Magaalda Boosaaso.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya