Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa kasocda Wajiga labaad ee Mashruuca Nagaad kaas oo lagu dhisayay wadooyin laami ah kuwaaso hada mel Wanagsan Maraya dhowana Lafilayo in laso Gaba gabeeyo sida uu sheegay Maamuulka Degmada Kismaayo.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa