Dhismaha Wadooyin Casri ah oo ka soconaya Maaalada Kismaayo

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa si habsamileh u socda horumar ballaaran oo laga dareemayo magaalada Kismaayo, gaar ahaan dhanka dhismaha wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada oo muddooyinkii dambe kusii socotay koboc dhanka adeegyada ah, iyadona hadda gashay marxalad cusub oo dhismaha wadooyin laami ah oo noqonaya laba-seed, kuwaas oo bedeli doona habkii hore.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya