Dhismaha Wado muhiim ah oo ku taalla Muqdisho oo la dhagax dhigay.

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisulwasaare ku xigeenka 2-aad XFS iyo Gudomiyaha Gobolka Banadir ayaa siwadajir ah u dhagax dhigay dhismaha Wado muhiim ah oo ku taalla Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya