Dhismaha Waddo isku Xirta Xaafadaha Deegaanka Lafoolle Oo la Dhagax-dhigay

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Lafoole oo kaashanaya kan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Si Rasmi ah u dhagax-dhigay una Bilaabay Dhismaha Wadda isku xirta Xaafadaha Al-Xayaad iyo Jabab-geele ee Ceelasha Biyaha. Maxamed Cali samow