Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadadan oo muddo badan burbursanayd ayaa dhibaato weyn ku haysay dadka deegaanka, gaar ahaan beeraleyda iyo dalxiisayaasha booqda gerbooda oo ah goob dalxiis, wadadaan Waxaa si gaar ah looga dareemayay burburkaas oo saameyn ku yeeshay isku socodka bulshada iyo horumarka ganacsiga Magaalada.
Dhagaxdhiga Wadadaan waxa goobjoog ka ahaa Wasiirka Howlaha Guud ee Dowlada Koonfur Galbeed, iyo Guddoomiyaha Gobolka Bay Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, Ahna duqa Magalada iyo masuuliyiin kale.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya