Dhismaha Masjid cusub oo laga dhagax dhigay degmada Balcad.

0
103

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Masjidkan laga dhagaxdhigay xaafadda xaawo taako ee Degmada balcad ayaa waxaa sadqeysatay dhulka Xaliimo Nuur Maxamed oo sheegatay in ay ubixisay waalidiinteeda waxaana kasoo qeyb galay maamulka Degmada Balcad,qaar kamid ah bulshada xaafadda iyo culumaa’udiin.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya