Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadaada weyne ee dhaxmarta Magalada Xuddur waxa ka socdaa dhismo iyo balaarin waana qeybkamid ah masharicdaa Horumarineed ee Sanadkan 2023 laga fulinayo Gobolka Bakool.
Mashruucan oo iskugu jiro dhismaah Wadooyin iyo xarumo Caafimad marka laga soo tago danta guud waxaa shaqo abuur ka heley dad baadan oo shaqo la’aan ah dhismaah Wadooyinka waxey kor uu qaadi donaan koboca dhaqalaha, badqabka bulshada bilicda Magaalada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaya