Dhismaha Hoolka Shirarka Degmada Baydhabo oo La dhagax dhigey.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hoolalkan oo noqon doono kuwa lagu qaban doono shirarka looga hadlaayo hormarinta adeegyada bulshada degmada baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah maan u dhagax dhigey Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arimaha gudaha DKG iyo Gudoomiyaha degmada Baydhabo ahna duqa Magaalada.

Goobta dhegaxdhiga oo goobjoog ay ka ahaayeen masuuliyiin ka kale oo kale oo ka tirsan maamulka degmma ayaa ugu horeyn waxaa ka hadley Agaasimaha waxda dhulka dowlada hoose ee degmada Baydhabo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya