Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-Hababa oo Meel wanaagsan maraya.

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyinkii udambeeyey Waxaa Degmada Buur-Hakaba Waxaa socdey Dhismaha Garoonka diyaaraha kaasoo ay iska kaashanayaan Bulshada iyo Maamulka Degmada islamarkaana garab ka helaaya Dowlada KG maadama baahi weyn loo qabo in la helo Garoonka Fududeeya adeegyada ay Bulshada u baahan yihiin in ay si fudud ku helaan.

Maamulka Degmada Buur-Hakaba saraakiisha Ciidamada ayaa booqdey halka uu marayo dhismaha Garoonka baahiyaadka ka jira ee u baahan in wax laga qabto si loo dhameystiro dhismihiisa ugana adeego Bulshada ku nool Buur-Hakaba iyo deeganada kale ku teedsan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya