Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa si rasmi ah u dhagax dhigtay dhismaha Dugsiga Dhagxtuur ee Degmada Hodan.
Munaasabada dhagax dhiga waxaa goob joog ahaa Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada Maamulka Gobalka Banaadir iyo Guddoomiyaha Degmada Hodan waxayna bogaadiyeen dadaalada Dowladda ee lagu horumarinayo Waxbarashada Dalka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya