Dhismaha dekada hobyo oo mareysa meel gabo gabo ah.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Meel gabogabo ah soo Gaaray Dhismaha Deked aay yeelaneeyso magaala Xeebeedka Hobyo ee Gobalka Mudug kadib markii uu saxiixay dhawaan Madaxweynaha maamulka Galmudug.

Dhismaha iyo Hirgilinta dekeda magaalada Hobyo waxaa Gacanta ku haayo ganacsata soomaliyeed oo kasoo jeed deegnada Gobalka Mudug ee maamul Gobaleedka Galmudug.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya