Dhir loogu talagalay cagaarinta magaalada muqdisho oo lagu wareejiyay maamulka gobolka banaadir.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Waaxda Dhireynta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Kheyrto Aweys Shariif ayaa dhir nuucyo kala gedisan leh ku wareejisay Degmooyinka Waaberi, Hodan, Cabdicasiis, Shingaani,Howlwadaag, Kaxda, Wadajir iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya