Dhir Cagaaran oo aysan cuni karin xoolaha oo lagu beeray Wadooyinka Magaalada Garoowe.

0
143

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caasimadda dowlad goboleedka Puntland gaar ahaan jidka sodonka ee Magalaada Garoowe ayaa lagu beeray dhir aad ufara badan oo aysan cuni karin xoolaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya