Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cadaado waxaa sanadiihii ugu dambeeyay si xoogan uga socday beerista dhirta lagu qurxinayo guryaha beero laga dhax dhisay xaafadaha.
Bulshada degaanka oo ka duulaysa cagaarinta degaanka ayaa wada mashruuc lagu dhireenayo degaanka.
Ahmed jaganjage oo ah rugcadaa in ka badan 15 sano ku hawlanaa cagaarinta iyo qurxinta degaanka ayaa ka warbixiyey geedaha horay aan degaanka loogu arki jirin sida ay u suuro gashay in cadaado la keeno.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa