Dhaqatiirta Magaalada kismaayo oo ka digay halista cudurada faafa.

0
88

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nadaafadda waa laf dhabarta caafimaka hadii aan la ilaalininna waxa ka dhalan kara cuduro saamayn ku yeelan ka cafimaadka dadka bulshada Soomaliyeed qaar badan oo kamid ahi kuma baraarugsana halista cudurada faafa iyo waxyaabaha keena.

Waxyabaaha keena cudurada faafa ayaa waxa kamida cunooyink oon si fiican loo dhaqin ama karinin biyaha wasaqaysan musqulaha aan nadiita ahayn iyo waxyaabo kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya