Dhaqatiirta kismaayo oo ka hadlay daawaynta jir xanuunka

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Physiotherapy ama dawaynta jir xanuunka ayaa muhiim u ah jirka taas oo ka caawinaysa qofka inuu jirkiisu cafimaado, xanuunkan ayaa ah md leh astaamo lagu garto waxana lo daweya siyaabo kala duwan

Dr Jaamac Aadan Canshuur oo ah dhaqtar ku taqasusay dawaynta jir xanuunka ayaa sharxaya waxa uu yahay jir xanuunka iyo astaamaha lagu garto.

Naxawo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa