Dhaqaatiirta xoolaha ee Deegaanka Dhoobley oo kadigay Xanuunka Rifti Faali.

0
250

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqatiirta xoolaha ee Deegaanka Dhoobley ayaa kadigay Xanuunka Rifti Faali ama dooxada oo ka dilaacay dalka dariska ah ee Kenya, xanuunkan ayaa inta badan kudhaca xoolaha.

Xamdi Sugow Lamaane.ayaa ka warramaysa