Dhaqaatiirta Xoolaha dalka oo kawarbixiyay xanuunada ku dhaca xoolaha Soomaalida.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa ah kuwa ku tiirsan Xoolaha sida Geela, Ariga iyo Lo’da oo ay si maalinla ah ugu tiirsan yihiin hilibkooda iyo caanahooda Dadka Soomaaliyeed ayaana ah kuwa aad u dhaqda xoolaha iyadoo taasi jirta waxaa dhanka kale jira cudura ay isku gudbin karaan xoolaha iyo bini’adamka cuduradaan ayaa waxaa ka mid ah hargabka, burseelada iyo cuduro kale kuwaasoo inta badan sababi kara dhimasho.

Dr. Cabdullahi Maxamed oo ka hawl gala Isbitaalka lagu xannaaneeyo xoolaha nool iyo xayawaanka dalka ayaa kawarbixiyey shaqooyinka ay qabataan iyo xanuunada ugu badan ee ku dhaca xoolaha Soomaalidda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya