Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah hooyoyinka ku nool magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in caruurta la kala koriyaan hoyadana ay qaadata talada Dhaqatiirta, Dhaqaatiirta magaalada Baydhabo oo ugu baaqay haweenka inay kala koriyaan caruurta.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa