Dhaqaatiirta kismaayo oo ka hadlay daawaynta jir xanuunka.

0
90

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Physiotherapy ama daawaynta jir xanuunka ayaa muhiim u ah jirka taas oo ka wainaysa qofka inuu jirkiisu cafimaado xanuunkan ayaa ah md leh astaamo lagu garto waxana lo daweya siyaabo kala duwan.

Dr Jaamac aadan Canshuur oo ah dhaqtar ku taqasusay daawaynta jir xanuunka ayaa sharxaya waxa uu yahay jirxanuunka iyo  astaamaha lagu garto.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya