Dhaqaatiirta Kismaayo oo ka digay halista cudurka Shuban Biyoodka.

0
81
Vibrio cholerae bacteria, 3D illustration. Bacterium which causes cholera disease and is transmitted by contaminated water

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xanuunka Shuban biyoodka waxaa uu ka mid yahay cudurada faafa ee sida fudud la isu kala gudbin karo sido kale Cudurkan waa mid aad  halis  u ah oo sababa shuban biyo ah kaas oo qofka uu haleelo kadhigo mid fuuq baxa ama u dhinta hadii aan si deg deg loo daaweyn.

Waxyaabaha sababa xanuunka shuban biyoodka ay dhaqatiirtu ku sheegeen in la cuno cunto aan nadiif ahayn ama in  lacabo biyo wasaqeysan  sido kale waxaa sababa jeermiska loo yaqaano Vibrio cholerae.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya