Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Drs Shukri Cabdi Geedi oo kamid ah Dhaqaatiirta Hooyada iyo Dhallaanka kana howlgasha Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo Warbahinta Fariin u marisay Gabdhaha Soomaaliyeed ayaa ugu baaqday in ay joojiyan Gudniinka nuuca Fircooniga loogu magacdaray oo tacadi ku ah Gabdhaha Soomaaliyeed.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya