Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo la gudo galay xili Roobaadka gu’ga ayaa waxaa bulshada ku nool Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose looga digay biyaha wasakhda ah ee wadooyinka fariista musqulaha iyo ceelasha biyaha Cudurada kadhasha biyaha ayaa waxa kamida shubanbiyoodka, dhasantariyada, Tiifowga, duumada iyo kuwo kale.
Dr Maxamad Cabdullaahi Xuseen Agaasimha guud ee Isbitaalada daryeel ayaa kawarbixiyay samaynta ka dhalata biyaha fadhiista wadooyinka isaga oo fariin caafimaad u diray bulshada kismaayo.
Naxwo Amxed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa