Dhaqaatiirta Kisamayo oo ka hadlay ahmiyadda uu leeyahay Talaalka ka Oof-wareenka.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhaaqatiir Magaalada kismaayo ayaa ka hadlay mhiimada ay leedahay in caruurta shanta sano ka yar la siiyo talaalka ay u bahan yihiin.

Talaalka ka hortagga oof-wareenka waa tallaal muhiim ah oo lagula dagaallamo cudurrada ay keento bakteeriyada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa