Dhaqaatiirta ka howlgala Isbitaalka Guud ee Dhoobley oo kawarbixiyay sida ay bulshada ugu adeegaan.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka guud ee Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xarun ka baahi tira bulshada qeybaha kala gadisan ee dhanka caafimaadka.

Qaar kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaalka guud ee Magaalada Dhoobley qeebtiisa Hooyada iyo dhalaanka ayaa Kawarbixiyay wax yaabaha ay bulshada u fidiyaan iyagoo sheegay in la tacaalaan caruurta iyo hooyooyinka la dhibaateysan nafaqo darida.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa