Dhaqaatiirta Jowhar oo ku Baaqay in Carruurta laga Tallaalo Cudurka Jadeecada.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka Jadeecada waxaa keeni kara jeermis iyo varus, waa cudur dilaa ah oo ku dhaca inta badan caruurta yar yar ee jira halka sano ilaa afarta sano inta udhaxeysa.

Dr Sharmaake Ibraahin Khaliif oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Jowhar ayaa kawarbixiyay halista cudurkan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa