Dhaqaatiirta Jowhar oo ka hadlay waxyaabaha sababa isku furanka ku yimaada dumarka.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhiga furanka ku dhaca Hooyada xiliga uurka ama dhalmada kadib ayaa sameyn ku yeeshay Haweenka kuwaa oo kala kulma dhibaatoyin badan oo ay kamid tahay in ay Hooyada u geriyooto dhiiga furanka ama dhibaato caafiimaad u geysato dhalaankan ku jira uurka hoyada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegeya