Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka badankiis waxay ogyihiin in waxyaabaha halista u ah wadne xanuunka ay yihiin dhiig karka, sigaarka, kolestaroolka oo sarreeya, iyo miisaanka oo kordha.
Qaar kamid ah bulshada ayaa kawarbixiyay waxa ay ka aaminsanyihiin Xanuunada ku dhaca wadnaha iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan xanunakasi.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa