Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka waraaboowga waa cudur ka mid ah cudurada ku dhaca bani,aadamka, soomaaliduna ay qeyb ka tahay waxaana keena bagteeriaya iyadoo in badan lagu kala qaado galmada sida lamaanaha isqaba Sida ay sheegeen dhaqaatiirta.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya