Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Mawliid Maxamed oo kamid ah dhaqaatiirta ka hawlgasha Isbitaalka Waamo General Hospital ee Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa warbixiyay xaalada guud ee Isbitaalka iyo sida ay bulshada ugu adeegaan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya