Dhaqaatiirta Dhoobley oo ugu baaqay bulshada ilaalinta nadaafada.

0
181

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u qaadida nadaafada deegaanka ayaa muhiim u ah bulshada si looga hor tago cudurada ka dhalan karaa nadaafad darada qaar kamid ah dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo la hadlay Idaacadda Sanguuni ayaa kawarbixiyay dhibaatada caafimaad ee ay bulshada u horseedi karta nadaafad darada iyagoona bulshada uga baaqay in ay ku dadaalaan nadaafada si looga hortago cudurada ka dhalan karaa.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya