Dhaqaatiirta Dhoobley oo uga digay Hooyooyiinka Uurka leeh isticmaalka Daawooyiinka aan loo qorin

0
50
©PHOTOPQR/VOIX DU NORD/PHILIPPE Pauchet - illustration : medicaments

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyooyiinka Uurka leeh ayaa inta badan la kulma dhibaatooyiin fara badan iyagoo qaarkood ay gacmahooda ay iskugu geystaan dhibaatada.

waxaa jira Hooyooyiinka Uurka leeh isticmaalana  Daawooyiin aan dhaqatar u qorin taasi oo caafimaad daro ay kala kulmi karaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa