Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarumaha Hooyada iyo dhalaanka xaafaddaha Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ah xaruma caafimaad oo inta bulshada ka haqabtira bulshada adeegyada caafimaad, waxaana maalin waliba yimaadda Haween Ureey ah, kuwa nuujiya caruur ay nafaqo daro hayso iyo waliba dad kale.
Hooyada iyo dhalaankeeda ayaa inta badan u baahan caafimaad dheeli tiran taasi oo ay siinayaan xarumaha hooyada iyo dhalaanka waana waajib inay helan caafimaad dhamaystiran si ay uga badbaadaan khataraha caafimaad.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa