Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kala korinta carruurta waxaa ay faa’iido u leedahay Hooyada Iyo dhalaankeeda waa haddii ay waaliddiinta Soomaalida ay Ku dadaalaan caafimaadka carruurtooda iyo mida Hooyada.
Qaar kamid ah dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa Kawarbixiyay muhiimada Hooyada iyo dhalaankuba u leedahay kala korinta ubadka.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegeya