Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay xaalada caafimaad ee Caruurta ku nool kaamamka ku yaala Degmada.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Waxaa jiro Dad Barakacayaal ah oo Ku nool Degmada Dhoobley oo intooda badan Kaso Hayaamay Degaanadoodii Iyagoo ay barakacisay abaar baahsan oo Ku dhufatay Dalkeena, Waxayna sababtay in ay dadkasi noqdaan Barakac Iyagoo Hadana la il daran Xanuno kala duwan.

Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgasha xaruumaha Hooyada iyo Dhalaanka Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay sida ay u caawiyaan caruurta nafaqa darada hayso ee ku nool kamamka barakacayaasha ah ee Dhoobley.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya