Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay sida looga hortagi karo cudurada ku dhaca maqaarka.

0
197

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cudurada ku dhaca maqaarka ayaa ah kuwa inta badan ay la daalaa dhacaan bulshada cudurka qawidka ayaa waxuu kamid yahay cudurada ku dhaca maqaarka waxaana sababa nooc ka mid ah fangaska.

Cudurkan wuxuu ku badan yahay dadka waa weyn, Qawadka wuxuu keenaa cuncun haddii la xooqana waxa uu isku beddelaa dhaawac taasi oo saameyn ku yeelan karta qofka.

Hadaba  Dr cabdulahi Mohamed oo kamid ah dhaqaatiirta deegaanka dhoobley ayaa sharaxaad ka bixiyay guud ahaan cudurada ku dhaca maqaarka iyo saamayntooda.

Sido kale dr cabdulahi ayaa bulshada uga digay cudurada guud ee ku dhaca maqaarka isago sido kale uga baaqay dadka qaba cudurdan inay booqdaan xarumaha caafimaad.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya