Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daawooyinka iyo raashiinka dhacay ayaa hadii ay bulshadu isticmaasho waxaa ka dhalan karaa sameeno caafimaad oo ka dhasha bulshada dhexdeeda, dhaqaatiirta ayaa inta badan ka digaa waxyeelada Daawooyinka dhacay iyo in bahda caafimaadka ay bulshada ka ilaaliyaan halista ka dhalan karta daawooyinka iyo raashiinka waqtigooda dhacay.
Qaar kamid ah Daqaatiirta ka howl gala xaruumaha caafimaad ee ku yaala magaalada Dhoobley ayaa walaac ka muujiyay saamaynta caafimaad oo ay reebaan cunnooyinka iyo daawooyinka dhacay.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya