Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay saamaynta Haweenka kala kulmaan dhiig furanka ku dhaca xilliga dhalmada.

0
20

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhibaatoyin badan ayay Hooyooyinka Soomaaliyeed kala kulamaan marka ay ku jiraan xilliga dhalamada, waxana u sii dheer in ay qaarkood aysan helin daryeel Caafimaad Waxaa jira Haween ah umuliso dhaqmeedyo kuwaas oo ka umuliya Hooyooyinka.

Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay saamaynta haweenka kala kulmaan dhiig furanka ku dhaca xilliga dhalmada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay