Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay Faa’iidooyinka caafimaad ee la xiriira isticmaalka Qudaarta.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isticmaalka Qudaarta qeybaheeda kala duwan ayaa faa’iidada ay leedahay ah mid ayna inta badan bulshadu ku baraarugsaneyn.

Isticmaalka Qudaarta ayaa laga helaa faa’iidooyiin badan kuwaasi badanaa ay dhaqaatiirtu ku wacyigaliyaan Dadka Soomaaliyeed.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa